1 Oct 2026 · 42 min
S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo?
Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya warqadaha ay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u direen Qaramada Midoobay, xilli siyaasadda Soomaaliya ay mareyso marxalad xasaasi ah. Barnaamijku wuxuu si gaar ah u eegayaa nuxurka warqadaha, qodobada ay dhinacyadu ka dalbanayaan Qaramada Midoobay, doodda ku saabsan dual-track, xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, arrimaha doorashada, iyo doorka beesha caalamka ee siyaasadda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale lagu falanqeynayaa doodda ka dhalatay xiriirka…






